Turkey oo gargaar caafimaad ugu deeqay Soomaaaliya

Dayaaraddi keentay deeqda ka timid Turkey oo Muqdisho fadhida

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta guddoontay, deeq isugu jirtay dawo iyo qalab caafimaad oo ay maanta magaalada Muqdisho gaarsiisay dowladda Turkiga.

Warbixintaan waxaa Xamar kasoo diray, Cabdulqadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkaan ka dhageyso faah-faahinta