Laascaanod oo maalintii labaad aan qaad ka keenin

Khat

Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa maalinkii Labaad uusan qaad iman kadib markii mas’uuliyiintu ay amreen in la joojiyo si looga hortago cudurka COVID-19.

Arrintaas iyo amaro uu soosaaray booliisku gobolka ayaa weriyahayaga Cabdikariim Olol uu ka ka waraystay taliyaha booliska Gobolka Sool Maxamed Saleebaan Gooni.

Your browser doesn’t support HTML5

Laascaanod oo maalintii labaad aan qaad ka keenin