Muqdisho: Dibadbaxyo Dhimasho ka Dhalatay

S

Meelo ka mid ah magaalada Muqdisho waxaa maanta isugu soo baxay boqolaal dadweyne ah oo careysan oo ka mudaaharaadayay dil uu xalay degmda Boondheer ee magaalada ka geystay askari ka tiran ciidamada dowladda Soomaalya.

Wariyaha VOAda Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Dibadbaxyada Muqdisho