Farqiga Ramadankan iyo Kuwi hore ee Shacabka Muqdisho

Soldiers serving in the African Union Mission in Somalia (AMISOM) patrol outside a Mosque during Eid al-Fitr prayers, marking the end of the fasting month of Ramadan at a Mosque in Somalia's capital Mogadishu, July 17, 2015.

Iyadoo ay maanta tahay maalinti labaad ee bishaan barakeysan ee Ramadan, ayay VOA-du weydiisay aragtida dadka Muqdisho ee waxa uu Ramadaankan kaga duwanyahay kuwi ka horreeyay.

Warbixin arrintaan ku saabsan waxaa Muqdisho kasoo dirtay Saynab Abukar.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkaan ka dhageyso warbixinta Saynab