Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay gole wasiiro

Qoor Qoor

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xalay magacaabay golaha wasiirada cusub ee maamulka, oo ka kooban 23 wasiir.

Liiska golaha wasiirada ayaa waxaa ku jira xildhibaano ka tirsan baarlamanka federaalka ah ee Soomaaliya, kana mid ah kuwa sida aadka ah ay dadka u yaqaanaan.

Warbixintan waxaa noo soo diray Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay gole wasiiro