Bandhigga VOA: Internet-ka iyo mustaqbalka dunida

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay internet-ka iyo mustaqbalka dunida, ayada oo si gaar ah aan u eegyno sida uu intenet-ka u saameeyey nolasha aadanaha. Waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA