BAYDHABA —
Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta anisixiyay in hal sano oo dheeraad ah lagu daray muddada uu xilka haynayo madaxweynaha maamulka Cabdicasiis Xasan Laftagareen.
Muddo kordhintan ayaa la meel-mariyey kaddib markii ay xildhibaanada ansixiyeen mooshin la isku waafajiyay muddo xilleedka xildhibaanada iyo muddo xilleeedka madaxweynaha.
Warbixntan waxaa Baydhaba ka soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.
Your browser doesn’t support HTML5
Baarlamanka Koonfur Galbeed oo xilka u kordhiyey madaxweynaha