Dagaal ka Dhacay Gobolka Sanaag

Sanaag

Hal qof oo rayid ah ayaa ku dhintay, saddex kalena waa ay ku dhaawaacmeen ka dib markii dagaal cusub uu ka dhex-qarxay beelo wada degan galbeedka gobolka Sanaag.

Warkan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Khasaare ka dhashay dagaal beeleed ka dhacay Sanaag

Dhanka kale, Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo wariyeyaasha kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa ku baaqay in si degdeg ah dagaal beeleedkan lagu joojiyo.

Warbixintan waxaa ka soo dirtay Hargeysa, Sagal Mustafe

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Somaliland oo ku baaqay joojinta colaadda