Somaliland oo dowladda Soomaaliya ku eedeysay faro-gelin la xiriirta COVID-19

Somaliland ayaa ku eedeysay dawladda federaalka ee Soomaaliya inay faro galin ku hayso arrimaheeda gudaha, gaar ahaan xaaladda cudurka COVID-19.

Somaliland ayaa si gaar ah usoo qaadatay sida ay sheegeen markii wasaradda caafimaadka Soomaaliya ay dadkii laga helay Coronavirus ee Somaliland ku dartay dadka laga helay COVID-19 ee Soomaaliya.

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo 35 kiis oo cusub oo COVID-19 ah oo ay werisay shalay waxaa qeyb ka ahaa 3 kiis oo laga xaqiijiyey magaalooyinka Somaliland.

Warbixintan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland oo dowladda Somalia ku eedeysay faro-gelin la xiriirta COVID-10