Galka Baarista: Coronavirus iyo Soomaalida Qurbaha

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu maanta ku saabsan yahay waayo aragnimada dadka Soomaaliyeed ee ehelladooda ay u dhinteen cudurka Coronavirus, iyo sababta keentay in cudurka uu si weyn ugu faafo bulshooyinka Soomaalida ee ku nool dalka dibeddiisa, gaar ahaan Yurub. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista