Wicitaanka Dhageystaha: Maxamed Cabdi Maxamed

Mohamed ABDİ MOHAMED

Mohamed ABDİ MOHAMED

Barnaamijka Wicitaanka dhageystaha, wuxuu ku saabsanyahay saameynta dhaqaale ee uu Coronavirus ku yeeshay dhaqaalaha caalamka.

Waxaa marti ku ah Maxamed Cabdi Maxamed (Gacma-cadde) oo ah khabiir dhanka maareynta maaliyadda. Waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha