Haweenka iyo Qoyska: Wareysiga kalkaaliso Khadro Muxudiin Cabdi

Barnaamijka Haweenka iyo qoyska ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Khadro Muxudiin Cabdi oo ah kalkaaliso caafimaad oo xagga haweenka ah, ahna umuliso sharciyeysan.

Kallaaliso Khadro waxa ay la shaqeysaa cisbitalka Rochester Regional Health oo ku yaala gobolka New York, waxaana ay barnaamijkan uga sheekeysay sida ay xilligan shaqadeedu tahay maadaama ay ka dhex shaqeyneyso gobolka New York oo uu si weyn ugu fiday xanuunka COVID-19.

Dhageyso Barnaamijka oo dhameystiran.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska