Maamulka Bari oo soo rogay awaamiir looga hortagayo Coronavirus

Duqa Boosaaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan

Guddiga nabad gelyada maamulka gobolka Bari ee Puntland ayaa soo saaray awaamiir looga hortegayo cudurka Coronavirus.

Awaamiirta guddiga uu soo rogay ayaa waxaa ka mid ah in bandow lagu soo rogay xiliga habeenimada ah goobaha ay bulshadu isugu tagaan.

Weriyahayaga Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa arrintan waxay ka waraysatay duqa magaaladda Boosaaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Maamulka Bari oo soo rogay awaamiir looga hortagayo Coronavirus