Gudmmiyahii Nugal oo Qarax lagu Dilay

Gudoomiye Gu'jir

Alla ha u naxariistee, guddoomiyihii gobolka Nugaal Cabdisalaan Xasan Xirsi Gu'jir ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray qarax xalay lagula eegtay magaaada Garowe.

Faah-faahinta warkaan waxaa Garoowe kasoo diray Nuh Muse Birjeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkaan ka dhageyso warbixinta geerida gudoomiyaha