Biixi oo ka Hadlay Deyn Cafinta Soomaaliya

Muuse Biixi

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo madaxda xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa maanta ka hadlay go’aanka Bankiga Adduunka iyo Sanduuqa Lacagta Dunida ee IMF ay deynta uga cafinayaan Soomaaliya.

Muuse Bixii ayaa hay'addahan ka codsaday inay si gooni ah ula macaamilaan Somaliland, oo wixii ay siinayaan aanay u soo marin Soomaaliya.

Warbixintan waxaa Hargeysa ka soo dirtay Sagal Mustafe Xassan.

Your browser doesn’t support HTML5

Muusa Biixi oo ka Hadlay Deyn Cafinta Soomaaliya