Faaqidaadda: Saameynta Coronavirus ee dunida

Baarnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay saameynta uu cudurka Coronavirus ku yeeshay dunida, haddii ay noqon lahayd, mid nololeed, mid dhaqaale iyo mid caafimaadba. Waxaa soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka