Wareysi: Nin Soomaali ah oo uu ku dhacay Coronavirus

Xanuunka Coronavirus ayaa ah mid meelo badan oo dunida ah ku faafaya, iyadoo ay sii kordhayaan dadka uu ku dhacayo ama uu soo haleelayo xanuunkaas.

Cabdillaahi Xaashi Aadan waa nin Soomaali ah oo ku nool dalka Norway kaasi oo uu ku dhacay xanuunkan Coronavirus, waxaana sida uu xanuunku ugu dhacay, waxa uu dareemay iyo waliba xaaladiisu sida ay haatan tahay uu ugu waramay Jacfar Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Soomaali uu ku dhacay Coronavirus