Faaqidaadda: Doorka haweenka ee dib u heshiisiinta Soomaaliya

Muqdisho

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorka dumarka ay ku leeyihiin dib u heshiisiinta iyo dib u dhiska Soomaaliya. Barnaamijka waxaa ka qeyb-galay qaar ka mid ah hogaamiyayaasha haweenka ah ee Soomaalida. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka