Hargeysa: Caruur ku geeriyootay guri ku gubtay

Hargeysa

Laba caruur ah ayaa ku geeriyooday shalay magaalada Hargeysa laba kalena waa laga badbaadiyey kadib markii uu dab qabsaday gurigii ay daganaayeen oo ku yaalla Koonfurta Hargeysa.

Caruurta geeriyootay ayaa la sheegay in caruurtan dusha lagaga xidhay guriga.

Taliyaha ciidamada dab damiska Somailand ayaa sheegay in dhowr qof oo kale, oo ay ku jiraan laba caruur oo kale laga soo bad-baadiyey guriga gubtay

Faah faahinta warkan waxa Hargeyssa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Hargeysa: Caruur ku geeriyootay guri ku gubtay