Maxamuud Sayid Aadan oo ka hadlay xiisadda xuduudda

Gedo, Somalia

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Jubaland ayaa dhowaan ku dagaalamay xuduudda degmada Beled Xaawo ay la wadaagto magaalada Mandhera ee Kenya.

Dagalakan ayaa sidoo kale xiisad ka dhex-dhaliyey dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo midba tan kale ku eedaysay inay kusoo xadgudubtay madaxbannaanideeda.

Haddaba sida ay maamulka Jubaland u arkaan xuiisadda xuduudda labada waddan iyo ciidamo la sheegay inay ka tageeen degaanno ka mid ah Jubbland kuna sii jeeedaan dhinaca Beled Xaawo ayaa Jamaal Axmed Cusmaan waxa uu wax ka weydiiyey Madaxweyne ku xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxamuud Sayid Aadan oo ka hadlay xiisadda xuduudda