Weriyeyaal ka tirsan VOA oo tababar looga furay Jabuuti

Tababarka VOA

Qaar ka mid ah weriyayaasha laanta Af-Soomaaliga ee VOA ayaa maanta tababar soconaya saddex maalmood looga furay magaalada Jabuuti.

Tababarkan ayaa waxaa ka qeyb-galaya weriyayaal kala kala yimid magaalooyinka Hargeysa, Boorama, Boosaaso, qaar ka mid ah magaalooyinka Kenya iyo weriyayaal ka tirsan raadiyaha iyo taleefishinka TV.

Khadar Maxamed Cakule ayaa warbixintan kasoo diray Jabuuti.

Your browser doesn’t support HTML5

Weriyeyaal ka tirsan VOA oo tababar looga furay Jabuuti