Gudoomiyihii maxkamadda Sool oo qarax lagu dilay

Qaraxa Laascaanood

Gudoomiyihii maxkamada gobolka Sool Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhintay qarax maanta ka dhacay gudaha magaalada Laascaanood.

Dhimashada guddoomiyaha ayaa waxaa VOA u xaqiijiy gudoomiyaha maxkamada degamada Laascaanood Xasan Maxamuud Warsame

Mas’uuliyiinta gobolka Sool wali faahfaahin kama aysan bixin qaraxaas iyo in cidda kale ee wax ku noqotay.

Faahfaahinta qaraxan ayaa Nuur Bukhaari uu ka waraystay weriyahayaga Laas Caaniid Cabdikariim Olol.

Your browser doesn’t support HTML5

Gudoomiyihii maxkamadda Sool oo qarax lagu dilay