WASHINGTON. D.C —
Wararka ka imanaya Muqdishu ayaa sheegaya in hal qof uu ku dhaawacmay weerar hoobiyayaal ah oo lala beegsaday degaanka Xalane ee ku dhex yaalla garoonka diyaaradaha Muqdishu.
Weriyahayaga Nuur Bukhaari ayaa khadka telefoonka ku waraystay weriyahayaga Muqdishu Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
Your browser doesn’t support HTML5
Halkaan ka dhageyso warbixinta