Wariye lagu Dilay Afgooye

Wararka ka imaanaya magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in maanta rag hubeysan ay halkaasi ku toogteen wariye Cabdiwali Cali Online oo Afgooye uga soo warami jiray telefeshinka Universal.

Maxmed Colaad Xassan ayaa dilka wariyaha wax ka weydiiyay Cabdullaahi Axmed Nuur oo ka tirsan tifaftirayaasha TV-ga Universal ee Soomaaliya.

Your browser doesn’t support HTML5

Wariye lagu dilay Afgooye