Mareykanka oo xayiraadda ka qaaday Al-Barakaat

Dowladda Maraykanka ayaa xayiraaddii ka qaaday shirkaddii Al-Barakaat ee Soomaaliya oo muddo laga joogo ku dhowaad 20 sano ku jirtay liiska argagixisada.

Sheekh Axmed Nuur Jimcaale, oo ahaa gudoomiyihii shirkaddii Al-Barakat, ayaa isna lagu daray liiska argagixida xilligaas, inkastoo markii dambe laga qaaday.

Sheekh Axmed Nuur Jimcaale, ayaa wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle uga warramay qaabka looga saaray xayiraadda.

Your browser doesn’t support HTML5

Mareykanka oo xayiraadda ka qaaday Al-Barakaat