Aragtida Dadka ee Kulankii Farmaajo iyo Biixi

Farmaajo iyo Muuse Biixi

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay ku kulmay magaalada Addis Ababa.

Faahfaahin lagama bixin dulucda kulanka labada hoggaamiye hase yeeshee waxa muuqata in dadka badankiisu ay soo dhoweynayaan wadahadallo dhexmara labada dhinac.

Weriyayaasha VOA ee Muqdisho iyo Hargeysa Seynab Abuukar iyo Khadar Maxamed Cakule ayaa aragtidooda kulankan weydiiyey shacabka labada magaalo.

Your browser doesn’t support HTML5

Aragtida shacabka ee kulankii Farmaajo iyo Muuse Biixi