Taliye Xijaar: Amniga dalka meel xun ayuu marayaa

Jeneral Xijaar

Jeneral Xijaar

Taliyaha ciidamada booliiska Soomaaliya Jeneral Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa ka hadlay xaaladda amniga ee waddanka ee haatan.

Taliyaha oo hadalkan ka jeediyey shir u dhexeeyey booliiska iyo hay’adda socedaalka ayaa sheegay in amniga dalka uu marayo meel xun.

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan nooga soo diray Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Taliye Xijaar: Amniga dalka meel xun ayuu marayaa