ILEYSKA VOA: Dadaallo lagu cirib tirayo hayb sooca

VOA microphone

VOA microphone

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dadaallo ay wadaan dad Soomaaliyeed oo la doonayo in lagu ciribtiro faquuqa iyo heyb sooca lagu sameeyo qaar ka mid ah bulshooyinka Soomaalida. Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Ileyska VOA