Qaraxyo ka dhacay Muqdisho

Qaraxyo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay meelo ka mid ah magaalada Muqdisho. Mid ka mid ah qaraxyada ayaa lala eegtay gaari uu la socday mas’uul ka tirsan maamulka degmada Kaxda, halka qaraxa kale oo ka dhacay Ex-control Balcad lala beegsaday kolonyo askarta AMISOM ka tirsan.

Warbixintan waxaa noosoo diray wariyaha VOA Cabdulqaadir Cumar Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Qaraxyo ka dhacay Muqdisho