Faaqidaadda: Weerarada Al-Shabaab ee Kenya

Shabaab

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay weerarada ay kooxda Al-Shabaab ka fuliso dalka Kenya iyo saameynta ay yeesheen. Weeraradan ayaa bilihii dhowaa sii kordhayey, axaana u dambeeyey weerarkii saldhigga ciidamada Mareykanka ee Manda Bay. Waxaa soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka