Somaliland oo heegan uga jirta cudurka Coronavirus

Shaqaalaha caafimaadka Somaliland

Shaqaalaha caafimaadka Somaliland

Somaliland ayaa sheegtay inay heegan galisay shaqaale iyo dhakhaatiir kuwaasi oo ay sheegtay in si gaar ah loogu tababaray hubinta iyo baadhista Cudurka Coronavirus ee ka dilaacay Dalka Shiinaha balse ku faafay meelo kale oo dunida ah.

Cudurkan ayaa waxaa illaa iyo hadda la xaqiijiyey inay ku dhinteen in ka badan 170 qof, ayada oo kumanaan kalena ay la il darnyihiin.

Warbxiintan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland oo heegan uga jirta cudurka Coronavirus