Fannaan Daa'uud Cali Masxaf oo geeriyooday

Ogaden region of Ethiopia

Wararka ka imanaya Gobolka Ismamaulka Soomaalida ayaa sheegaya inuu maanta geeriyooday Allaha u naxariistee fannaankii Daa’uud Cali Masxaf.

Mas'uul ka tirsan maamulka Soomaalida ayaa idaacadda VOA u xaqiijiyey geerida fannaanka.

Haddaba Sahra Ciidle Nuur ayaa la hadashay qaar ka mid ah dadkii yaqaannay, warbixintan ayeyna nooga diyaarisay.

Your browser doesn’t support HTML5

Daa'uud Cali Masxaf oo geeriyooday