Bandhigga VOA: Soomaalida iyo dhaqashada Geela

Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muhiimadda uu Soomaalida u leeyahay dhaqashada Geela, kadib markii dhowaan ay dowladda Australia sheegtay inay dileyso 10 kun oo geel, taasi oo ka yaabisay Soomaali badan. Waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA