Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa difaacay habka ay ku socoto diyaar-garowga doorashada hoggaanka ee maamulkaasi.
Weriyahayaga Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq ayaa kula kulmay magaalada Dhuusamareeb, waxaana uu ugu horrayn weydiiyey marxaladda xilligan ee Galmudug?
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Wareysiga Guddomiyaha Baarlamaanka Galmudug