Khilaaf ka taagan dhisidda hoggaanka Gal-Mudug

Galmudug

Galmudug

Khilaaf cusub oo ku saabsan dhismaha guddiga doorashada ee hoggaanka maamulka Gal-Mudug ayaa mar kale soo baxay, sida ay sheegayaan wararka ka imanaya magaalada Dhuusamareeb. Warbixintan waxaa noo soo diray Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Warkii ugu dambeeyay ee Galmudug