Somaliland oo ka jawaabtay eedeynta HRW

Human rights watch logo

Somaliland ayaa jawaab ka bixisay warbixin ay soo saartay hay’adda Human Rights Watch oo ku eedeysay xadgudubyo dhanka xuquuqda aadanaha ah.

Somaliland ayaa tilmaantay in eedeynta ay usoo jeedisay Hay’ada Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ay tahay mid dhinac kaliya laga qaatay oo aan dheeli tirnayn.

Wariyaheena Khadar Mohamed Cakule ayaa arrintaas ka wareystey wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland oo ka jawaabtay eedeynta HRW