Madaxweyne Deni oo cafis u fidiyey maxaabiis

Saciid Deni

Madaxweynaha Puntland Saciid Abdullahi Dani ayaa maanta cafis u fidiyey dad ku xirnaa xabsiga magaalada Boosaaso.

Maxaabiista la cafiyey, oo tiradoodu gaareyso gaareyso 39, ayaa waxaa ka mid ah odayaaal iyo siyaasiyiin uu ku jiro Muuse Cali Jaamac.

Wariyaheena Faadumo Yaasin Jamac ayaa warbixintan Boosaaso ka soo dirty.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne Deni oo cafis u fidiyey maxaabiis