Somaliland oo dil qisaas ah ku fulisay lix qof

Somaliland

Somaliland ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisay 6 nin oo la sheegay inay hore u geysteen dilal, iyadoo in mudo ah ay sugayeen fulinta qisaastan.

Warbixintan waxa Hargeysa ka soo diray. Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland oo dil qisaas ah ku fulisay lix qof