Koonfur Galbeed iyo HirShabeelle oo heshiis gaaray

Waare iyo Lafta-gareen

Maamul goboleedyada HirShabelle iyo Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay ku heshiiyeen iskaahsi dhow oo ay yeeshaan oo ku saabsan amnig, horumairnta iyo kaabayaasha dhaqaalaha.

Madaxda labada dhinac ayaa ku kulmay magaalada Baydhaba, waxaana kulankooda goobjoog ka ahaa xubno ka socda beesha caalamka.

Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa shir ay labada maamul goboleed yeesheen nooga soo diray warbixintan.

Your browser doesn’t support HTML5

Koonfur Galbeed iyo HirShabeelle oo heshiis gaaray