Muqdisho: Caruur Gaajo u Dhimatay

Saddex caruur ah oo ay labo mataanno yihiin ayaa toddobaadkan gudihiisa la sheegay inay gaajo darteed ugu dhinteen xero barakacaal oo ku taalla duleedka Muqdisho. Ehellada caruurtan ayaa VOA u sheegay in caruurtan ayaydood oo daryeeli jirtay ay ku dhimmatay qaraxii ka dhacay ex-koontarool.

Wariyaha VOA Xasan Kaafi Qosyte ayaa maanta booqday xerada barakacaasha warbixintanna ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Caruurta Macaluusha u Dhimatay