ILEYSKA VOA: Dilalka wadayaasha Bajaajta ee Muqdisho

VOA microphone

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dilalka magaalada Muqdisho loogu gaysto wadayaasha Mooto Bajaajta, oo badankood ay fuliyaan ciidamada dowladda Soomaaliya. Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

ILEYSKA VOA