Dowladda Soomaaliya oo Gargaar Gaarsiisay Afgooye

Dowladda Soomaaliya ayaa degmada Afgooye gaarsiisay mucaawinadii ugu horreysay oo loogu talagalay dadka ay fataahadda wabigu saameysay.

Laakiin, xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in si aan habooneyn loo maamulay gargarkaasi.

Warbixintan waxaa Muqdisho ka so diray Xasan Kaafi Cabdiraxmaan Qosyte.

Your browser doesn’t support HTML5

Xildhibaano eedeeyey habka gargaarka Afgooye