Safiirka Turkiga ee Somalia oo ka hadlay qaraxii Ex-Control

Mehmet Yilmaz

Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaaz ayaa sheegay in ka sokow weerarkii maalintii Sabtidii ka dhacay Muqdisho oo ay ku dhinteen laba muwaadin oo u dhashay Turkiga ay dawladdiisu sii wadi doonto taageerada ay siiso Soomaaliya.

Waraysi khaas ah oo uu siiyey idaacadda VOA ayuu ku sheegay oo kale in ajande aan ka ahayn mid bani’aadminnimo iyo in Soomaaliya ku istagao lugaheeda aysan Turkigu ka lahayn dalka.

Waraysigan waxa la yeeshay Haaruun Macruuf oo inoo soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Safiirka Turkiga ee Somalia oo ka hadlay qaraxii Ex-Control