Sharciga doorashooyinka Somalia ma waafaqsan yahay dastuurka?

Xildhibaanada Soomaaliya

XIldhibaanada golaha shacabka Soomaaliya ayaa dhowaan meel-mariyey sharciga doorashooyinka qaranka ee heer federal.

Gudoomiyaha gudigii soo diyaariyey sharcigaas xildhibaan Cabbdullahi Abuukar Xaaji Carab oo la hadlay VOA-da, ayaa sheegey in sharcigan aanu khilaafsaneyn dastuurka dalka, isagoo xusey inuu rajeynayo in madaxweynuhu ansixin doono marka uu Aqalka Sare soo gudbiyo.

Falastin Ahmed Iman ayaa ugu horeyn weydiisey Xildhibaan Carab sharcigan waxa uu kaga duwan yahay sharciyadii hore ee ay ansixiyeen.

Your browser doesn’t support HTML5

Sharciga doorashooyinka Somalia ma waafaqsan yahay dastuurka?