Ururka Ahlusunna oo ku Baaqay Dagaal lala Galo Al-Shabaab

Hogaanka sare ee ururka Ahlusunnah ee gobollada dhexe ayaa ku baaqay dagaal xooggan oo guud ahaan culumada, dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay si wadajir ah ula galaan maleeshiyada ururka al-Shabaab.

Warbixintan waxaa Gaalkacyo ka soo diray wariyaha VOA Cabdiwaxid Macallin Isaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Baaqa Ahlusunna