Fanaan Axmedeey Abuubakar oo Muqdisho ku geeriyooday

Muqdisho

Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday fanaankii Axmedeey Abubakar al-Camaari oo ka mid ahaa fanaaniinta ay sida wayn u taqaano Soomaalida.

Wariyaha VOA-da ee Muqdisho Xasan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste ayaa warbixintan ka diyaariyay taariiqda fanaanka.

Your browser doesn’t support HTML5

Fanaan Axmedeey Abuubakar oo Muqdisho ku geeriyooday