Faaqidaadda: Sharciga doorashooyinka qaranka

Xildhibaanada Soomaaliya

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay sharciga doorashooyinka qaranka ee horyaalla Golaha Shacabka. Waxaa soo diyaarisay soona jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka