Ajaaniib si Sharci-darro ah uga Shaqeeya Xalane

Xalane

Xeyndaabka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde iyo xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku sugan shirkado iyo shaqaale badan oo ajnabi ah kuwaasi oo howlo kala duwan ka haya halkaasi. Hase ahaatee, su’aasha isweydiinta leh ayaa ah; maxaa laga og yahay tirada shaqaalaha ajnabiga ah ee ka howl gala gudaha xarunta Xalane? Maxaase lagala socdaa qaabka ay u shaqeeyaan iyo sharci ahaanshiyahooda?

Arimahaasi iyo kuwa kale oo la xiriira shaqooyinka la siiyo dadka ajaanibta ah ee ay Soomaalidu qaban karaan ayaa wariyeheenna Xassan Kaafi Cabdiraxman Qoyste waxa uu ka wareystay Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha Gaarka ah iyo Ajaanibta ee Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada Cabdirisaaq Macallin Cilmi.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Agaasimaha W. Shaqada