Faahfaahin dheeri ah ayaa laga helayaa qaraxii xalay ka dhacay magaalada Gaalkacayo oo ay ku dhinteen ugu yaraan 8 qof, qaraxaas oo uu mas’uuliyaddiisa sheegtay ururka Al-Shabab.
Cabdulwaaxid Macallin Isxaaq ayaa warbixintan noo soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Weerarka Galkacyo