Bandhigga VOA: Ballan-qaadyadii Farmaajo ee goobaha la qarxiyo

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxay ka hir-galay ballanqaad ay horey dowladda Soomaaliya ugu sameysay ganacsatada iyo dadka hantidooda ay ku burburaan weerarada argagixiso, kuwaas oo uu sameeyey madaxweyne Farmaajo. Falastiin Axmed Iimaan ayaa inoo soo jeedinaysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Ballan-qaadyadii Farmaajo ee goobaha la qarxiyo